VOA Somali is a Somali YouTube channel with 639K subscribers, 121M total views, joined YouTube in 2010. Its most-watched recent video has 1.3K views.
Subscriber counts are updated live from YouTube's public data.
VOA Somali, waa qeybta luuqadda Af-Soomaaliga ee Voice of America (VOA). Waa warbaahinta caalamiga ah ee dowladda Mareykanka, oo warar iyo akhbaaraad ku bixisa 40 luuqadood, ayada oo toddobaad kasta gaarta 236.8 oo qof. VOA Somali waxay baahisaa macluumaad isugu jira warar, warbixino, wareyso, madadaallo, iyo barnaamijyo gaar ah. VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
Subscriber count over the last 90 days.
Ranked by views among the channel's latest 250 uploads.
The channel's most recent uploads.
Other Somali channels in the same niche or country.
Last updated 17 hours ago

Qubanaha VOA
369 views